Dhageyso:Faarax Macalin oo Somaliya Ku Dhaliilay Dib U Soo Celinta Xiriirka Kenya

farah

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dowladda Kenya, kana mid ah siyaasiyiinta Soomaalida ee dalkaasi Faarax Macallin Dawaar oo ka hadlay tillaabadii ay dowladaha Soomaliya iyo Kenya ay dib ugu soo celiyeen xiriirkii diblomaasiyadeed ee labada waddan ayaa dhaliilay tillaabadaas.

Waxa uu sheegay in Soomaaliya looga baahnaa inaysan markii hore ku degdegin inay jarto xiriirka labada dowladood hadii aysan ku adkaysan karin go’aankeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.