Ra’iisalwasaare Rooble oo Raali galiyey Madaxwaynaha Hirshabeele

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ka raalli galiyay tabashadii uu ka qabay ka qeyb galka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo aqbalay Raali galinta Ra’iisalwasaare Rooble ayaa shirka maanta furmaya uga qeyb galaya aaladda fogaan aragga ee ZOOM.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.