Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inaan waxba laga Badaleen Heshiiskii 17 September

Rooble

Waxaa isfaham ku soo dhammaaday maalinkii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble loogana hadlay dardargelinta doorashooyinka si waafaqsan heshiisyadii 17 Sept 2020 & 27 May 2021.

Shirka ayaa sii socon doona maalinta berri ah waxaana Warbixin laga dhageysanayaa Gudiyada Farmada Doorashada ee Ra’iisalwasaare Rooble dhawaan Magacaabay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.