Daawo:Bananbax Dowlada Uk looga Codsanayo in dhaqaalaha laga jaro Kenya oo ka dhacay London

jimcaale

Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Duqeymaha Ciidamada Kenya iyo dilalka ay ka geystaan Soomaaliya looga codsanayo Dowlada UK inay ka jarto dhaqaalaha ay siiso Ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtey Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Britain uu ku lee yahay Magaalada London.

Banaanbaxaan ka dhacay London ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Jaaliyada Soomaaliyeed Uk waxaana kasoo qayb galay dad aad u tira badan oo kala yimid Magaalooyinka Uk sida London. Birmingham, Leicester, Manchester, Leeds, Milton Keynes iyo Kuwa kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.