Akhriso:Qoorqoor oo Magacaabay Garsoorayaasha Galmudug

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa waxuu magacaabay Garsoorayaasha Galmudug kadib markuu arkay baahida loo qabo dhameystirka hay’adda garsoorka Galmudug, tixgaliyeyna soo jeedinta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug.

Maxkamadda Sare ee Galmudug:- 1. Mahdi Cabdullaahi Macalin Nuur- Garsoore 2. Cabdullahi Cabdiqani Sh Yuusuf- Garsoore 3. Maxamed C/llahi Ilbir- Garsoore.

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud:-1. Cabdullahi Axmed Cali -Gudomiye2. Cabdiraxman Xasan Cali -Garsoore 3. Cabdirisaaq Cabdulle Xasan – Garsoore.

Maxkamadda Gobolka Galgaduud:- 1. Cismaan Cali Maxamed – Guddoomiye 2. Axmed Salaad Kulane – Garsoore 3. Cabdirisaaq Bashiir Sh. Ciise —Garsoore.

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Mudug:- 1. Nuur Cali Culusow – Garsoore 2. Maxamuud Cabdi Cabdulle -Garsoore

Maxkamadda Gobolka Mudug:- 1. Xuseen Aadan Axmed -Garsoore 2. Cabdullahi Cabdiraxmaan Maxamed – Garsoore

Maxkamadda Degmada Hobyo:- 1. Shaafici Cali Aadan – Guddoomiye2. Xirsi Maxamuud Xalane – Garsoore

Maxkamadda Degmada Guriceel:- 1. Maxamuud Jimcaale Xalaned – Guddoomiye 2. Cabdirisaaq Diiriye Faarax -Garsoore

Maxkamadda Degmada Cadaado:- 1. Cabdicasiis Ciise Cali – Guddoomiye 2. Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamuud -Garsoore

Maxkamadda Degmada Balanbal:- 1. Xuseen Cabdullaahi Yuusuf – Guddoomiye 2. Axmed Aadan Cilmi – Garsoore

Maxkamadda Degmada Cabudwaq:- 1. Yuusuf Cumar Maxamed – Guddoomiye 2. Ibrahim Yusuf Maxamuud – Garsoore

Maxkamadda Degmada Xeraale:- 1. Shariif Ciise Maxamed – Guddoomiye 2. Cabdiqaadir Cabdullaahi Maxamed – Garsoore

Qodobka 2aad:-

1. Waxaa lafarayaa dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Galmudug, in ay la shaqeeyaan garsoorayaasha Cusub ee la Magacaabay, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.

Qodobka 3aad:-

1. Xeerkaan waxuu dhaqan gelayaa marka uu saxiixo Madaxwaynaha Dowladda Galmudug. Waa uuna saxiixay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.