Dhageyso:Cabdi Ilay oo Maxkamad la horkeenayo iyo Axmed Madoobe Xabsi mudan doona

cabdiilay

Baaritaan muddo socday ka dib waxaa la soo oogayaa tacaddiyadii dhacay xilligii Cabdi Maxamuud Cumar uu madaxweynaha ka ahaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya kuwaas oo isugu jira dil, dhac iyo kufi.

Dhanka kale Axmed madoobe ayaa waxuu deegaanada Jubbaland gaar ahaan Kismaayo ka gaystay tacadiyo lamid ah kan Cabdi ilay gaystay oo ay kamid yihiin Kufi, dil, boobka hantida shacabka iyo dad nool oo bada lagu riday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.