Wafti horudhac u ah Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Waajid Gaaray

lafatagareen

Wafdi hordhac u ah Safar uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo Maanta gaarey Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Wafdigaan oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan ayaa inta Waajid joogaan waxa ay si hordhac ah ugu kuurgeli doonaan baahiyaha bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.