Sawiro:Cumar Filish oo shir Guddoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Gobolka Banaadir

Cumar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir Guddoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta daqliga Gobolka Banaadir si loo fuliyo mashaariic wax ku ool ah oo anfacda Bulshada iyo bilicda Caasimadda.

Kulankan waxaa goob-joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha daqliga iyo mas’uuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.