Qoorqoor oo soo gudbiyey xubnaha guddiga doorashada ee laga sugaayey

Galmudug

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay.

Xubnaha la soo bedelay ayaa ah affar xubnood oo ku jira guddiyada doorasho Heer Federaal, heer Goboleed iyo xubin Xalinta Khilaafaadka.

Xubnaha Guddiga SEIT

1- Yaxye Cismaan Geedi

2- Mahad Cabdullahi Maxamud

3- Xaawo Aadan Yare Culusow

Guddiga Xalinta Khilaafaadka

1- Ayaan Cabdiraxmaan Maxamuud

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.