Ra’iisalwasaare Rooble oo sheegay in la dhamestiray Gudiyada Doorashada Soomaaliya

rooble

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu shir  guddoomiyay Ra’iisul Wasaareha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka, Gurmadka Fatahaadaha iyo Xaaladda Caabuqa COVID-19, iyadoo la Ansixiyay habraaca shaqo-siinta dibadda ee shaqaalaha xoogsatada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.