Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ku hadlay War aan kasoo bixin Galmudug

Falagaan

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Axmed Shire Falagle oo shalay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay war aan kasoo bixin golaha wasiirada Galmudug iyo Xafiiska madaxwaynaha Galmudug..

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in la joojiyey dhismihii golaha deegaanka degmooyinka Galmudug, wasiirka warfaafinta masoo bandhigin wareegto kasoo baxday madaxda Galmudug oo lagu joojinayo dhismaha golaha deegaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.