Golaha Degaanka Degmada Balanbale oo la Dhaariyey

balanbal

Degmada Balanballle ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacaday Munaasabad lagu dhaarinayo Xildhibaanada Golaha deegaanka dagmada Balanballe kuwaas oo dhawaan la doortay.

Dagmada Balanballe ayaa Noqotay dagmadii labaad ee Galmudug oo yeelato golle deegaan oo dadka deegaanku soo doortaan, Magaalada Gaalkacyo qaybta Galmudug ayaa noqotay Magaaladii kowaad ee gole deegaan yeelata.

Wasaarada arimaha gudaha iyo dib u heshiintga galmudug ayaa waxay Degmooyinka galmudug ka wadaa qorshe lagu dooranyo galaha Degaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.