Daawo:Qarax ka dhacay Baydhabo oo Khasaaro dhimasho iyo dhawac Gaystay

qarax

Maamulka Gobolka Baay iyo dhakhaatiirta goobaha Cafimaadka ayaa faah faahin ka bixiyay qarax khasaare geystay oo Maanta ka dhacay suuq ku yaala Baydhabo.

Dhaqaatiirta Magaalada baydhabo ayaa waxay sheegeen in Isbitaalka la keenay 15 qof oo dhaawac Sadex qofna dhinteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.