Daawo:Aaskii Bashir Goobe oo aysan kasoo qayb galin Culumada iyo Xildhibaanada Soomalida Kenya

umul

Allaha unaxariistee Ganacsade Bashiir Maxamuud Gaboobe oo dhawaan la afduubtay ,Kadibna la dilay ayaa lagu aasay magaalada Neyroob ee dalka Kenya ayaa waxaanan aaskiisa ka soo qayb Galin guddiga Ganacstada Soomaalida, Culamada oo ugu horeeyo sheekh umul iyo shibili, Xildhibaanada Soomaalida sida Aadan Bare ducaale iyo Yuusuf xasan.

Sababta Madaxda Soomaalida Kenya, Culumada iyo Gudiga ganacsiga Soomaalida kenya aysan uga soo qayb galin aaska Allaha unaxariistee Ganacsade Bashiir goobe ayaanan la aqoon, lakiin waxaa loo malaynayaa inay tahay inay ilaashanayaan danahooda garka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.