Sawiro:Madaxweynaha Laftagareen oo kulan mahiima la qaatay Safiirka Itoobiya

Laftagareen

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deggen yahay Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Cabdifataax Cabdulaahi Xasan.

Madaxda ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo howlgalada lagu ciribtiraayo argigixisada Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya deegaanno ka tirsan Koonfur Galbeed, Kulanka ayaa ku soo idlaaday jawi is afgarad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.