Daawo:Shirkii Doorashooyinka oo Qodobada qaar laga Heshiiyey

rooble

Waxaa maalinkii saddexaad ka socda magaalada Muqdisho Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana horumarro laga sameeyay qodobbadii laga wadahadlayay ee khuseeyay doorashooyinka dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.