Guddomiyaha Hiiraan oo ka hadlay Fatahaada wabiga

wabi

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Kormeeray goobo uu fatahaad ka sameeyay Wabiga Shabeelle ayaa ugu baaqay bulshada gobolka inay isku tashtaan oo ay xal u helaan fatahaadda soo lab-laabatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.