Sacuudiga oo Yareeyey dad Xajka Gudanaya Sanadkaan 2021

xaj

Dowlada Sacuudiga ayaa soo rogtay amar hor leh oo ku saabsan Xajka sanadkan 2021 kaas oo ay ku yareeynayso dadka gudanaya Cibaadada Xajka.

Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in 60,000 oo qof oo keliya loo oggolaan doono inay ka qeyb galaan Xajka sanadkan.

Dadka doonaya inay xajiyaan ayaa qasab looga dhigay inay qaataan tallaalka looga hortagayo xanuunka Coronavirus iyadoo dhanka kalena la xaddiday da’da.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.