Daawo:Kulan looga hadlaayo Qoondada Haweenka oo Muqdisho lagu qabtay

haween

Wasaaradda Haweenka Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay adkeynta qoondada haweenku ku leeyihiin siyaasadda dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.