Ra’iisalwasaare Rooble oo u hambalyeeyey Dhalinyarada Soomaaliyeed

Syl

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoo ballanqaaday in xukuumaddiisu mudnaan gaar ah siineyso xoojinta kaalinta dhallinyarada 15 MAY.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.