Video+Sawiro:Wasiir Khadiijo oo ka warbixisay Safarka Rooble ku tagay Jabuuti

khadiijo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen dhiggiisa Jabuuti Maxamed Cabdulqaadir Kaamil, Wasiirro iyo mas’uuliyiin kale.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka qeyb galaya caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Wasiirka Gargaarka iyo Masiibooyinka Dowlada federaaalka ah ee Soomaaliya Khadiijo diiriye ayaa waxay ka warbixisay Safarka waftiga Ra’iisalwasaare Rooble ku tagay Jabuuti.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.