Video+Sawiro: Soo dhaweyntii Madaxwayne Farmaajo dalka Uganda

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda.

Madaxweynaha ayaa ka mid ah Madaxda lagu marti qaaday Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.