Ra’iisalwqasaare Rooble iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa dalka kusoo laabtay

rooble

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa soo gebagabeeyey safarkii uu ku joogay dalka Sacuudiga.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Rooble iyo xubnaha wafdigiisa ayaa dalka dib ugu soo noqday goor dhow waxana soo dhaweeyay Wasiirka Caddaaladda Abdulkadir Mohamed Nuur “Jaamac” , Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha iyo masuuliyiin kale .

Ra’isul Wasaaraha iyo madaxda la socotay ayaa dalka Sacuudga u tagay in ay soo cumreystaan .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.