Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

puntland

Puntland oo sheegtay inay dad badan Corone ugu dhimanayaan Deegaanadooda

5th April 2021 admin 0

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in guud ahaan soomaliya gaar ahaan Puntland uu kordhay xanuunka […]

qoorqoor

Madaxwayne Qoorqoor oo ka tacsiyeeyey geerida Nabadoon ka tirsan Galmudug

5th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa ka tacsiyey geerida ku timid Allaha u naxariisto Nabadoon Maxamed Aadan Rooble “Xood” oo ku geeriyooday […]

Kenya

Ciidamada Kenya oo lala eegtay qarax qasaaro dhaliyey

5th April 2021 admin 0

Ciidamada Milatariga dowladda Kenya ayaa qarax miino nooca dhulka lagu lagula eegtay Goobo ay Kormeerayeen oo ka tirsan gobolka Laamu. Gaariga ay wateen Ciidanka dowlada […]

deni

Deni iyo Axmed Madoobe oo Werar aysan filayn kala kulmay Madaxda maamul Goboleedyada

4th April 2021 admin 0

Waxaa soo dhammaday  Shirkii hordhaca ahaa ee u socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka waxaana maanta looga hadlay shirka qodobbo mahiim ah […]

isbitaal

Sawiro:Wasiirka Gaashaandhigga ayaa booqday Ciidamadii ku Dhaawacmay Bariire iyo Awdheegle

4th April 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday Dhaawacyada Ciidamo ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo ku soo dhaawacmay Dagaal argagisixadda ay […]

coronavirus

dhegeyso:Xalaada Gobolka Mudug oo laga dayrinayo Oxygeen la’aan awgeed

4th April 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Mudug qaybta Galmudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Coronaha ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka […]

farmaajo

Shirka Dowlada Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintii 2aad Ka Socda Afisyooni

4th April 2021 admin 0

Madaxwaynaha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa gudoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhamaystirka Doorashooyinka kaas oo Maalintii labaad ka socda xarunta ciidaanka Cirka Soomaaliya ee […]

dagaal

Sawiro:Ciidanka xoogga oo soo bandhigay meydadka 75 kamid ah Al Shabaab

4th April 2021 admin 0

Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Awdhiigle ee gobolka Sh.hoose ka tirsan ayaa soo bandhigay meydadka 75 kamid ah maleeshiyaadka Al Shabaab kuwaas […]

cumar

Cumar Filish oo ka tacsiyeyey dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay Muqdisho

4th April 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay Qaraxii caawa ka dhacay degmada Shangaani. Inaa Lillaahi Wa […]

boliis

Taliska Booliska oo ka bixiyay Nafti halige isku qarxiyay goob maqaaxi ah

3rd April 2021 admin 0

Qof Nafti halige ah ayaa isku qarxiyay goob maqaaxi ah oo ay ku shaahiyaynayeen dad rayid ah, halkaasi oo ay ku dhinteen 6 ruux oo […]

farmaajo

Shirkii Dowlada Iyo Maamul Goboleedyada & Gobol Banaadir oo soo gabo gaboobay

3rd April 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abuukar Cismaan Dubbe ayaa sheegay in uu soo gaba-bagoobay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka. War […]

dhoore

Dhageyso:Jeneraal Biixi oo ka warbixiyey qasaarihii shabab kasoo gaaray Bariire

3rd April 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay dagaalkii saaka ka dhacay Bariire iyo Awdheegle lagu dilay 76 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab […]

liyuuboliis

Ciidamada Liyuu Boliiska oo Jab kasoo Gaaray Dagaal ay la galeen Kuwa Canfarta

3rd April 2021 admin 0

Magalda Garbacise ee gobalka Sitti isku farasarey cidamada Canfarta iyo kuwa Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya dagaalkaan ayaa sababay qasaaro isku jira Dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkaan […]

deni

Dhageyso:Shirkii Afisyoone oo Furmay iyo Axmed Madoobe Deni oo diiday inay Masawiro Laga qaado

3rd April 2021 admin 0

Madaxwaynaha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhamaystirka Doorashooyinka kaas oo saaka ka furmay xarunta ciidaanka Cirka soomaaliya ee Afisyoone. […]

odawaa

Sawiro:Jeneraal Odowaa oo soo Bandhigay Maydadkii Shabaab kadib weerarkii Bariire iyo Awdheegle

3rd April 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Ciidamada ay fashiliyeen weerar gaadmo ahaa oo kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab saaka ay  ku […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes