Guddoomiyaha Gobolka Mudug qaybta Galmudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Coronaha ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka jirta gobolka.
Gudoomiyaha ayaa ka deyriyey xaalada cafimaad ee bulshada ku dhaqan gobolka oo uu sheegay in aysan heli Karin Oxygeen ku filan , inkastoo uu xusay inay jiraan isbitaalo yaryar oo isku dayaya in ay la tacaalaan xaalada Covid-19 ee ka jirta Gobolka.
Leave a Reply