Sawiro:Wasiirka Gaashaandhigga ayaa booqday Ciidamadii ku Dhaawacmay Bariire iyo Awdheegle

isbitaal

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday Dhaawacyada Ciidamo ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo ku soo dhaawacmay Dagaal argagisixadda ay kula galeen Bariire iyo Awdheegle .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.