Puntlan Oxygen la’aan dad badan ugu dhinteen

mayd

Xaaladda Caafimaad ee Magaalooyinka Puntland Gaar ahaan Bosaso, Gaalkacyo, Qardho iyo Garoowe ayaa laga dayrinayaa, waxaana ka jirta Oxygen la’aan sababtay dhimashada dad tiradooda lagu sheegay 50 qof.

Isbitaalada Puntland ayaanan haysan qalabaka lagula tacaalo dadka uu soo rito Caabuqa Coranaha, Mana jirto cid bulshada Puntland uga digta halista iyo Faafida Coronaha.

Bulshada Puntland oo aan helin wacyigalin kufilan iyo Deeqda lacageed ee soo gaarta Puntland oo aan lagu gadin Oxygen ayaa sababay in xaaladu sii xumaato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.