Xildhibaano iyo Haweenka Soomaaliyeed oo ka digay in dalku galo dagaal Sokeeye

haween

Qaar ka mid ah ururada haweenka Soomaaliyeed iyo Xildhibaano ka tirsan labada aqal oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la ilaaliyo nabadda iyo xasiloonida dalka gaar ahaan tan Magaalada muqdisho

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.