Safiirka Uk oo Kulan Mahiim ah la qaadatay Ra’iisalwasaare kuxigeenka

mahdi

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda ee UK ee Soomaaliya Mrs. Kate Foster iyagoo kawada hadlay Xirirka Labada Dal.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka iyo safiirka dowladda ee UK ayaa ka wada hadleen xoojinta xiriirka & iskaashiga labada dal iyo xaaladda guud ee dalka sida dhinacyada siyaasadda, horumarinta dhaqaalaha, amniga iyo arrimaha bani’aadminimada.

Safiirada Uk ayaa waxay Ra’iisalwasaraha Uga Mahadcelisay soo dhaweynta wanaagsan ee uu ugu sameeyey xafiiskiisa waxayna balan qaaday inay ka shaqeynayso sidii kor loogu qaadi lahaa xirirka labada dal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.