Daawo:Xildhibaano ku baaqay inaan Muqdisho loo Horseedin Dagaal

dagaal

Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Federaalka ah ayaa ku baaqay in lajoojiyo kicinta Colaadda iyo inaan Muqdisho loo horseedin Dagaal lagu barakicinayo bulshada, Waxay kaloo sheegeen Xildhibaanadaan Dawladdu inaysan weerareyn Saadaq Joon.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.