Madaxwayne Farmaajo iyo beesha Caalamka oo Muqdisho shir uga furmay

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo & Wakiillada Beesha Caalamka ayaa hadda waxaa uu shir uga bilowday magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayaa looga hadlayaa sidii Xal looga gaari lahaa arimaha doorashada ee wali khilaafka ka jiro.

2 Comments

  1. Maba doonayaaneey inaan dowlad ahaano !!! Waase haddaan ka yeelno!!! Madaxwayne farmaajo , golahaha shacabka iyo xukuumadda ayaa soomaali meel ay joogtaba u mahad celineysaa. Allah idin xafido aamiin yaa rabbi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.