Daawo:Axmed Madoobe dowlada waa diiday inay laga hadlo Taliyaasho ciidamada iyo xukamada

Axmedmadoobe

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa xalay kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Kismaayo waxaana uu uga warbixiyay xaalada dalka iyo sida Dowlada ay uga hortimid dalabkoodii ahaa xukuumada wakhtigeedu uu dhamaaday iyo Taliyaasha Ciidamada in lakala diro.

Dhinaca kale Axmed Madoobe ayaa sheegay inay dowlada ku fashilantay hirgalinta doorashooyin loo dhan yahay, Bulshada Jubalandna ugu baaqay wadatashi guud si looga dhabeeyo himilada shacabka Jubaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.