Daawo:Wasiirka Amniga oo Sheegay Dowlada inaysan Cidna Duulan ku ahayn

wasiir

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Xundubey ayaa waxuu ka hadlay hadalkii ay sheegeen xildhibaano kamida mucaaradka Dowlada waxuuna Sheegay dowlada inaysan cidna duulaan ku ahayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.