Gudoomiye Ka tirsan Gobolka Banaadir oo Caawa Xamar Lagu dilay

Gudoomiyemuqdisho

Guddoomiyihii Degmadda Xamarjajab, Maxamed Cabdi Xayle ayaa lagu dilay Weerar gaadmo ah oo Argagixisanimo xilli uu sii galayay Gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta.

Afhayeenka ciidanka Booliska, Sadiiq Doodishe ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta Qaranka dilka Gudoomiyaha, waxaana dilay Koox Bastoolado ku hubaysan oo watay Mooto Bajaaj.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.