Deni oo caawa Xubnaha Aaran jaan kulan kula qaatay Garoowe

deni

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullahi Denni ayaa caawa kulan wada-tashi ah Madaxtooyada kula qaatay Aqoonyahanada, Waxgaradka, Siyaasiyiinta ururka aaran jaan.

Wada-tashiyada kadib madaxwaynaha Puntland waxa uu soo saari doontaa war ku saabsan mowqifkiisa muddo kordhinta loo sameeyey Xukuumada Dowlada Federaalka ah iyo Barlamaanka Soomaliya.

Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa mudo ku dhow Sodon bari waxay ku sugnaayaan Xerada Xalane iyagoo sheegay inay Amnigooda u baqayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.