Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

beesha

Beesha caalamka oo mar kale soo dhoweeyay Wada-hadalka Dowlada iyo Musharaxiinta

2nd March 2021 admin 0

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhoweeyay sii socoshada wadahadalada 1dii Maarso ee u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo […]

dagaal

Sawiro:Howlgal qorsheysan oo lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

2nd March 2021 admin 0

Howlgalkani oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ka fuliyeen deegaanka Gamboole oo qiyaastii 48 kiilo mitir ujira magaalada jowhar ee […]

Daawo:Abaar iyo Biyo la’aan ka Jirta Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

2nd March 2021 admin 0

Abaaro iyo Biyo La’aan Saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada ayaa Kajira Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Ceelwaaq iyo Deegaano badan oo hoostaga. Waxgaradka […]

masjid

Imaamyada Masaajida oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan ka hortaga Cudurka Covid-19

2nd March 2021 admin 0

Waxaa kordhaya tirada dadka u dhimanaya cudurka Covid-19 ee Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya, Khubarada caafimaadka ayaa rumaysan in Soomaaliya ay hadda […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Martigalinaya Munaasabad lagu dhameystirayo Doorashada

1st March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka ee […]

shakuur

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir oo sheegay Mudaharaad inuu dhacayo Maalinta Sabtida ah

1st March 2021 admin 0

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa waxuu ka hadlay kulankii dhex maray Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta waxuuna sheegay inuu is afgarad kusoo dhamaaday Bananbixiina […]

icj

Maxkamadda ICJ oo ku dhawaaqday waqtiga la qabanayo dhageysiga kiiska dacwadda badda

1st March 2021 admin 1

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya ay dhacayso 15 bishan aynu ku jirno ee […]

Rooble

Guddiyo loo magacaabay qabanqaabada bannaanbaxyada Musharraxiinta iyo Baaritaanka Dhacdooyinkii 19-kii Febraayo

1st March 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah heshiiskii 25-kii Febraayo ay gaareen […]

shabab

Sawiro:Bulshada Buulo Barde oo ka cabanaya go’doon ay galiyeen alShabaab

1st March 2021 admin 0

Kulan ay isugu yimaaden maamulka Dagmada Buulo-burte, odayasha dhaqanka, ururka dhallinyarada, ururka hawenka iyo bulshada qeybahoda kala duwan ayaa looga hadlay xaaladda Degmada oo malmahan […]

Rooble

Sawiro:Ra’isul wasaare Rooble iyo Midowga Murashaxiinta oo shir uga socdo Muqdisho

1st March 2021 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galabta kulan kula leh Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta, kulanka waxaa looga hadlayaa dhameystirka […]

balanbal

Hay’adda Badbaadinta Agoonta oo Qalab caafimaad gaysay Isbitaalka Balanbal

1st March 2021 admin 0

Hay’adda Badbaadinta Agoonta,Cafimadka iyo Daryeelka Dumarka ayaa Deeq caafimaad oo Ka kooban Mashiino iyo Daawooyin Iyo sariiro waxaa ay gaarsiiyay Isbitaalka Balanballe General Hospital. Agaasimaha […]

guuleed

Madaxwayne Mustafe Cagjar oo qaabilay Guuleed ibraahim iyo hooyo Deeqa

1st March 2021 admin 0

Xaflad kooban oo lagu qabtay gudaha Madaxtooyada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Magaalada Jigjiga,ayaa madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar ku qaabilay Guuleed ibraahim iyo hooyadii Deeqa. Guuleed […]

odawaa

Sawiro:Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo gaaray Baladweyne

1st March 2021 admin 0

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi saraakiil ciidan ah oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow oo maanta ah gaaray Magaalada Beledweyne […]

Posts pagination

« 1 … 14 15

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes