Daawo:Abaar iyo Biyo la’aan ka Jirta Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

Abaaro iyo Biyo La’aan Saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada ayaa Kajira Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Ceelwaaq iyo Deegaano badan oo hoostaga.

Waxgaradka iyo Culumada Degmada Ceelwaaq ee Gobolka gedo ayaa waxay sheegeen inay jiraan dad iyo Duunyo ay dhib ka soo gaartay abaarta ka jirta Gedo taas oo u baahan gurmad dagdaga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.