Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir oo sheegay Mudaharaad inuu dhacayo Maalinta Sabtida ah

shakuur

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa waxuu ka hadlay kulankii dhex maray Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta waxuuna sheegay inuu is afgarad kusoo dhamaaday Bananbixiina la qabanayo Maalinta Sabtida ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.