Hay’adda Badbaadinta Agoonta oo Qalab caafimaad gaysay Isbitaalka Balanbal

balanbal

Hay’adda Badbaadinta Agoonta,Cafimadka iyo Daryeelka Dumarka ayaa Deeq caafimaad oo Ka kooban Mashiino iyo Daawooyin Iyo sariiro waxaa ay gaarsiiyay Isbitaalka Balanballe General Hospital.

Agaasimaha Hay’adda Qaybta Soomaaliya Mahad Musse Mohamed ayaa masuuliyiinta Isbitaalka agabkaan ku wareejiyay, Maamulka Isbitaaka ayaa ka mahadceliyey qalabkaan lasoo gaarsiiyey kaas oo baahi wayn loo qabay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.