Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

gorgor

Daawo:Cutubyo ka tirsan Ciidanka Gor Gor ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

8th March 2021 admin 0

Cutubyo ka tirsan Ciidamadda Gorgor ee xooga dalka Soomaaliyeed kuwaas oo Tababar heer sare ah kusoo qaatey dalka Turkiga ayaa Maanta dib ugu soo laabtay […]

Rooble

Ra’iisul wasaare Rooble oo haweenka ugu hambalyeeyay xuska maalinta caalamiga ah ee 8 Maarso

8th March 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo ku aaddan maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka, u diray haweenka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha […]

Saynab

Marwada koowaad ee dalka ayaa hambalyo u dirtay haweenka Soomaaliyeed

8th March 2021 admin 0

Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay maalinta Caalamiga ah ee 8-da Maarso ayaa tilmaamtay muhiimadda ay leedahay in […]

bulshaami

Daawo:Isbitaal lagu Kabo dadka Jaban oo Qurbajoog ka hirgalisay Balanbal

8th March 2021 admin 0

Waxaa xariga laga jaray xarunta Muuse Hospitaal oo qurbo_joog iskood isu xilqaantay ay ka dhistay degmada balanballe ee Gobolka Galgaduud, dhismaha Xaruntaan ayaa ah mid […]

coronavirus

Guddiga Qaran ee xakameynta Covid19 oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho

8th March 2021 admin 0

Guddiga Qaran ee xakameynta laba-kacleynta Covid19 oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa markale ku celiyay muhiimada ay leeyahay in dhammaan dadka Soomaaliyeed […]

mahdi

Daawo:Guddiga Soomaaliya u xil saartay Dacwadda Badda oo u dhoofay magaalada Hague

8th March 2021 admin 1

Maanta waxaa Muqdisho ka amba baxaya Guddiga Dowladda Federaalka Soomaaliya u xil saartay  dhageysiga  Dacwadda Arimaha Badda ee u dhaxeeysa Kenya Iyo Soomaaliya. Waftiga oo […]

umul

Daawo:Sheekh Umul oo ka Jawaabaya Kacdoonkii shacabka ayaa eedeyey Deni Axmed Madoobe

7th March 2021 admin 0

Sheekh Umul ayaa Khudbadii maalintii Jimcaha ee lasoo dhaafay ayaa waxuu eedeyey Dowlada iyo Mucaaradka Dowlada waxuuna soo hadal qaadin Axmed Madoobe iyo Deni oo […]

Cumar

Sawiro:Cumar Filish iyo wasiiro ka tirsan Dowlada oo ka wadahadlay xakameynta COVID-19

7th March 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Md Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta oo Aqalka Dowladda Hoose kulan kula yeeehay Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, […]

daahirgeele

Dhageyso:Daahir geele oo ku baaqay in lasii wado wadahadalada Dowlada iyo Mucaaradka

7th March 2021 admin 0

Daahir Maxamuud Geelle oo ka tirsan Midowga Musharraxiinta ayaa ku baaqay in lasii wado wadahadallada u dhaxeeya mucaaradka iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Rooble

Ra’iisul wasaare Rooble” Xukumaddu diyaar ayay u tahay sii wadista hishiiska doorashooyinka

7th March 2021 admin 0

Iyada oo dhawaan la filayo in uu Muqdisho ku qabsoomo kulankii u dhaxeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlada Goboleedyada dalka si loo dhameystiro […]

sayid

Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo Safar Caafimaad ku maqnaa ayaa Kismaayo kusoo laabtay

7th March 2021 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Maamul goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Safar Caafimaad ugu maqnaa dalka Kenya ayaa maanta dib ugu soo laabtay […]

Shidane

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Geeridii Allaha Unariistee Daahir Shidane

7th March 2021 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee London dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha […]

umul

Xagee U Socotaa Soomaalidu W/Q Dhiblaawe

7th March 2021 admin 0

Gar waa loo wada islaam dabaylo colaadeed ee la afuufaayo siyaasado isdiidan doorashadii oo in ay dhacdo laga hortaagan yahay dawlada Soomaaliya qabashadeeda, shisheeye faraha […]

afey

Daawo:Gudoomiye Aadan Afey oo si Kulul ugu Jawaabay Sheekh umul

6th March 2021 admin 0

Gudoomiyaha Midowga Isbadal Doonka jubbaland Aadan Afey Maxamuud ayaa ka hadlay hadal kasoo baxay sheekh maxamed cabdi umul oo wax kaga sheegayey Ummada Soomaaliyeed marka […]

xildhibanpuntland

Xildhibaan Geeriyadooday asagoo kusii jeeda Tacsida hooyadii

6th March 2021 admin 0

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar), oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa ku geeryooday Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, […]

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes