Daawo:Sheekh Umul oo ka Jawaabaya Kacdoonkii shacabka ayaa eedeyey Deni Axmed Madoobe

umul

Sheekh Umul ayaa Khudbadii maalintii Jimcaha ee lasoo dhaafay ayaa waxuu eedeyey Dowlada iyo Mucaaradka Dowlada waxuuna soo hadal qaadin Axmed Madoobe iyo Deni oo diiday inay soomaaliya Doorasho ka dhacdo.

Sheekh Umul ayaa waxuu kala kulmay dhaleecayn qaybaha kala duwan ee Bulshada soomaaliyeed isagoo lagu eedeeyey inuu ka hadli waayey dhibaatada Axmed Madoobe iyo Deni ku hayaan hanaanka doorashada dalka iyagoo u shaqaynaya dalal Shisheeye.

Sheekh ayaa ugu dambayntii eedeyn kala dul dhacay Deni iyo Axmed Madoobe hoos ka daawo hadalkiisii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.