Sawiro:Cumar Filish iyo wasiiro ka tirsan Dowlada oo ka wadahadlay xakameynta COVID-19

Cumar

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Md Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta oo Aqalka Dowladda Hoose kulan kula yeeehay Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Wasiirka Warfafinta Wasiir ku xigeenka diinta iyo awqaafta XFS. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dedaalada lagu dardargalinayo ka hortega fafitaanka cudurka COVID-19.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.