Daawo:Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Banaadir qeybta karantiilka COVID 19

wasiir

Xilli Soomaaliya ay qeyb ka noqotay dalalka uu ku soo laba kacleeyay safmarka COVID-19 ayey Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Soomaaliya Dr Fowsiya Abiirkar Nuur oo mudooyinkan waday wacyigeln iyo digniin joogto ah oo ku socota bulshada waxay maanta kormeertay qeybta karantiilka COVID-19 ee Isbitaal Banaadir oo ah goobta labaad ee Wasaaradda caafimaadku u diyaarisay in lagu daryeelo dadka uu haleelo cudurka COVID-19.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.