Xildhibaanada Barlamaaanka Soomaaliya oo lagu wargaliyey inay Yimaadan Xarintooda Villa hargaysa

barlamaan

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa lagu wargeliyay in maalinimada berri ah ay yeelan doonaan kulan looga hadli doono ku ajandayaal dhowr ah.

Fariin qoraal ah oo loo diray Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa sidaan u qornayd.

Beri oo Isniin ah oo ay Tar 08 February, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.Agendaha1. Akhrinta 3aad ee WaxKabadelka Sharciga Waxbarashada Heerka 1aad, 2aad iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya2.

Warbixin ku sahabsan wax – qabadkii 100 maalmood ee XJFS (qaybin)Saacadu waa 09:00 subaxnimo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.