Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Baydho kusoo laabtay

lafatagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Dib ugu soo Laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxwayne Laftagareen ayaa Safar Maalmo qaatay oo ugu maqnaa Magaalada Dhuusa’mareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug oo ugu Qeybgalay Shirkii looga Hadlayey Arimaha Doorashooyinka Dalka ee Udhaxeeyey Madaxda Dowlada Federaalka,Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Shirkaas Madaxda Dowlada federaalka ah iyo Maamul Goboleedyada uga Socday Dhuusamareeb ayaa kusoo dhamaaday Fashil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.