Sawiro:Maamulka Hirshabeelle oo lawareegay isbitaal qalabeysan

isbitaal

Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lawareegtay isbitaal qalabeysan oo ay dhistay hay.adda  Save kaasi oo laga hirgaliyay magaalada Beledweyne.

Qorane Maxamuud Indhoy oo katirsan Wasaaradda caafimaadka  Hirshabeelle ayaa umahad celiyay hay.adda save sida ay ugu qeyb qaadaneyso  hormarinta adeegyada caafimadka Hirshabeelle.

Qaar kamid ah bulshada magaalada Beledweyne oo ka qeyb galay munaasabada isbitaalka lagu warejinayay ayaa ka mhadceliyay dhinacooda  isbitaalka  laga hergaliyay Beledweyne.

Maxamed Abuukar Cabdule Madaxa hay.adda Save ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay sii wadi doonto  caawinta isbitaalka  maanta ay ku warejiyeen maamulka Hirshabeele  si uu u guto waajibaadka loo aas aasay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.