Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2021

deni

Puntland oo Magacawday Guddiga Doorashada Heer Federaal

28th January 2021 admin 0

Maamulada Puntland oo dhankooda uu ku harsanaa soo Magacaabista Guddiyada doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqeen Guddiyadooda doorashada. 1 Cabdikariim Muuse Maxamuud2 […]

axmedmadoobe

Akhriso:Magacyada Xubnaha gudiga Doorashada Jubbaland

28th January 2021 admin 0

Maamulka Jubbaland ay soo gudbiyeen Liiska Xubnaha Gudiga Maamulka Doorashada Qaranka heer Dowlad goboleed ee Jubbaland. Dawladda Jubbaland ayaa ku dhawaaqday liiska Xubnaha Gudiga Maamulka […]

mustafe

Sheekh Mustafe oo ka warbixiyey Ujeedka uu u yimid Puntland

27th January 2021 admin 0

Magaalada Garoowe waxaa lagu soo dhaweeyey Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb galay xubno ka tirsan Golayasha kala duwan ee Puntland, […]

doorasho

Akhriso:Guddiga Hirgelinta Doorashada oo bayaan ka soo saaray Doorashooyinka Dalka

27th January 2021 admin 0

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo ka duulaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhacay 17 Seebteembar 2020 oo ay si wadajir ah u meel mariyeen […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo wasiirka Difaaca UK ku qaabilay Madaxtooyada

27th January 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingriiska […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay James Swan

27th January 2021 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan aaladda fogaan araga ah la qaatay Ergaarka ah Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan, kaasi oo […]

biyo

Daawo:Biyo La’aan baahsan oo ka jirta Kismaayo

27th January 2021 admin 0

Magalada kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada hoose waxaa ka jirta xalad biyo la’aan ah kadib markii maamulka Magaalada iyo kan Jubbaland ay ku fashilmeen wax […]

Lafatagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo

27th January 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta oo Arbaco ah dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ee caasimada KMG […]

ismaaciil

Jabuuti oo la Safatay Kenya iyo Dowlada Soomaaliya oo qaadacday go’aankii IGAD

27th January 2021 admin 0

Guddigii Urur Goboleedka IGAD u xil-saaray Dacwadii dowladda Federaalka Soomaaliya ka gudbisay Kenya ayaa soo saaray Warbixin iyo baaritaano ay sameeyeen, kadib markii ay socdaalo […]

ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeybgalay furitaanka qandaraasyada keenista iyo qeybinta raashiinka

26th January 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Kooshin ayaa ka qeybgalay xafladda […]

dabageed

Sawiro:Yuusuf Dabageed oo oo booqday ciidanka Haramcad ee kusugan Beledwayn

26th January 2021 admin 0

Madaxweyne kuxigenka dowlad goboledka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar  oo ay wehliyaan  Xildhibaano katirsan maamulka gobolka Hiiraan iyo sarakisha ciidamada qalabka sida, ayaa booqday xerada ay […]

Mustafcagjar

Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa dhagax dhigay dhismaha Cusub garoonka Ugaas Miraad

26th January 2021 admin 0

Madaxwenaha Dowlaf deegaanka Soomaalida mudane mustafe muxumed Cumar Ayaa Dhagax Dhigay Garoonka Diyaaradaha Ugaas miraad layli ee Magaalada Goday oo ay Kubaxayso lacag dhan 600 […]

dagaal

Daawo:Deegaanka Kurtun oo hoosyimaada Berdaale ayaa laga wareegay Shabaab

26th January 2021 admin 0

Ciidanka xooga dalka Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa Koonfur Galbeed ayaa argagixisada Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaanka Kurtun Oo hoosyimaada Degmada Berdaale ee Gobolka Baay.

baladxaawo

Amniga Beledxaawo oo Xasiloon kadib dagaalkii Shalay kusoo Qadeen Axmed madoobe iyo Janan

26th January 2021 admin 0

Xaaladda degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta xisiloon ka dib markii shalay dagaal ay ku soo qaadeen maleeshiyaad laga soo abaabulay dal shisheeye […]

isbitaal

Daawo:Dad Shacaba oo ay dhaawaceen Maleeshiyaadkii Axmed madoobe ayaa Muqdisho la keenay

25th January 2021 admin 0

Magaalada Muqdisho Waxaa la keenay dad shacaba oo dhaawac u gaysteen maleeshiyaadkii Axmed madoobe iyo Wasiir janan ee soo weeraray magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo.

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes