Ra’iisalwasaare Rooble iyo Madaxwaynaha Hirshabeele ayaa kawada hadlay arimaha Doorashada

guudlaawe

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maalmahaan dambe Muqdisho ku sugnaa.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay ka wada hadleen dardargalinta hannaanka doorashooyinka,sugidda amniga & horumarinta deegaannada Hirshabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.