Sawiro:Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo kualn laqaatay gudoomiye cumar Filish.

cumarfilish

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish ayaa maanta danjiraha Turkiga ee Soomaaliya kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac, iyadoo sidoo kale duqa Muqdisho safiirka ugu tacsiyeeyay muwaadiniintii ku dhimatay qaraxii labada bishan Janaayo ka dhacay waddada Afgooye.

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya ayaa maanta duqa Muqdisho ku qaabiley  xarunta safaaradda isagoo ugu mahad celiyay tacsida iyo garab istaaga uu u muujiyay.

Turkiga ayaa ah dal si weyn u taageera dowlad dhisidda Soomaaliya, dalka waxaa uu ka fuliyay mashaariic waa weyn oo waddooyin ku jiraa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.