Dhalinyaro Afduub loogu heystay deegaano hoostaga Maxaas ayaa 40,000 Doolar lagu soo daayey

guriceeldhalinyaro

Waxaa dib ugu soo laabtay Dhalinyaro Shan ah oo ka safray Magaalada Guriceel oo shan bari kahor afduub loogu gaystay Deegaan hoostaga Maxaas oo ka tirsan gobolka hiiraan.

Dhalinayaradaan ayaa waxaa sheegeen markii la afduubay in loo sheegay in loo haysto nin hada kahor lagu dilay Matabaan waxaana lagu soo daayey lacag dhan 40,000 Doolar siday sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.